Madaxweyne aan weli xilka loo dhaarin oo ka badbaaday afgembi (Daawo Sawirro)

Ciidamada ilaalada Madaxweynaha cusub ee Niger ayaa ku guuleystay inay fashiliyaan isku day afgembi oo xilka looga tuuri rabay madaxweynaha dhawaan ku guuleystay doorashada ee Niger saacado ka hor inta aan xilka loo caleemo saarin. Ciidamadii ku lugta lahaa falalkaas ayaa xabsiga loo taxaabay, sida ay baahisay wakaaladda wararka ee AFP oo soo xiganeysa ilo … Continue reading Madaxweyne aan weli xilka loo dhaarin oo ka badbaaday afgembi (Daawo Sawirro)